Abdikafi Mohamud Makaran

Maanta waxaan kulan gaar ah la qaatay Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Maanta waxaan kulan gaar ah la qaatay La-taliyihii hore ee Amniga Qaranka Madaxweynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Kulankaasi wuxuu ku soo dhammaaday guul, isfaham iyo is-weydaarsi aragtiyo wax-ku-ool ah oo ku saabsan arrimo muhiim u ah dalka.
Waxaan ku faraxsanahay natiijada kulanka, waxaana rajeynayaa in wada-shaqeyntan iyo isfahamkani ay horseedi doonaan miro wax ku ool ah mustaqbalka.
Guul iyo Gobonimo
Scroll to Top
Abdikafi Mohamud Makaran
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.