Abdikafi Mohamud Makaran

Abdikafi Mohamud Makaraan oo deeq raashin ah degmada Kaaraan ugu qeybiyay 100 qoys oo ah dadka baahiyaha gaarka qaba.

Gudomiye Kuxigeenka Urur siyaasadeeska Xornimo iyo Xaqsoor Mudane Abdikafi Mohamud Makaraan ayaa deeq raashin ah oo loogu talagalay dadka baahiyaha gaarka qabo in ay ku afuraan ugu qeybiyay degmada Kaaraan 100 qoys kuwaas oo baahiyaha gaar ah qaba.

Munaasabada raashinkan lagu wareejinayay waxaa ka hadley guddoomiye ku xigeenka Urur siyaasadka Xornimo & Xaqsooe mudane Cabdi Kafi Maxamuud Makaraan.

Sidoo kale ururka ayaa magaalada Baydhaba ka sameeyay gargaar Biyo dhaamin ah oo ay ka faa’iideystay kummanaan qof oo shacab ah oo abaarahu si xoogan u saameeyeen.

Scroll to Top
Abdikafi Mohamud Makaran
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.