Waxaan maanta xafiiskiisa ku booqday Mareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ahna Agaasimaha Guud ee Hagista Diyaaradaha Soomaaliyeed, Mudane Hon Ayub Abdullahi Ibrahim.
Waxaan uga mahadcelinayaa soo dhaweyntiisa wanaagsan, waxaana lee yahay shaqada allah ku fududeeyo.
Guul iyo Gobonimo