๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, ๐๐ก๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ – ๐๐/๐๐/๐๐๐๐
Iyadoo la dardar galinayo, sidoo kalana mudnaan gaar ah la siinayo hawlaha balaarran ee dhallinyarada Soomaaliyeed ee horutabinta u leh ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐, Wasaaradda Dhallinyarada & Isboortiga iyo guud ahaan Xukuumadda Dan Qaran ayuu ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฌ๐๐จ๐จ๐ซ๐ญ๐ข๐ ๐ ๐๐. ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐ฅ๐ข waxaa uu ๐๐. ๐๐๐๐๐ข๐ค๐๐๐๐ข ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐ค๐๐ซ๐๐๐ง u magacaabay Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed.
Magacaabistan ayaa ku soo aadaysa xili ay Dowladda xooga saartay, sidoo kalana mudnaan sare siisay hawlaha la xiriira horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed sida: wacyigalinta, awood siinta dhallinyarada, shaqa abuurka, sare u qaadista xirfadaha iyo guud ahaan xoojinta kaalinta culus ay dhallinyarada Soomaaliyeed ku leeyihiin hannaanka dowlad dhiska dalka.
๐ฎ๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฎ๐๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐ธ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐พ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐๐๐๐๐, waxaa ay u rajaynaysaa in uu si hagar laโaan ah uga shaqeeyo hawlaha horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed iyo in Alle uu u fududeeyo masโuuliyadda culus ee loo igmaday.
