Abdikafi Mohamud Makaran

Gudomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaalia Md Cabdikafi Maxamud Makaraan

๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, ๐Š๐ก๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ – ๐Ÿ๐Ÿ–/๐ŸŽ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Iyadoo la dardar galinayo, sidoo kalana mudnaan gaar ah la siinayo hawlaha balaarran ee dhallinyarada Soomaaliyeed ee horutabinta u leh ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š, Wasaaradda Dhallinyarada & Isboortiga iyo guud ahaan Xukuumadda Dan Qaran ayuu ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐›๐จ๐จ๐ซ๐ญ๐ข๐ ๐š ๐Œ๐. ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐š๐š๐๐ข๐ซ ๐‚๐š๐ฅ๐ข waxaa uu ๐Œ๐. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ค๐š๐š๐Ÿ๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐Œ๐š๐ค๐š๐ซ๐š๐š๐ง u magacaabay Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed.

Magacaabistan ayaa ku soo aadaysa xili ay Dowladda xooga saartay, sidoo kalana mudnaan sare siisay hawlaha la xiriira horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed sida: wacyigalinta, awood siinta dhallinyarada, shaqa abuurka, sare u qaadista xirfadaha iyo guud ahaan xoojinta kaalinta culus ay dhallinyarada Soomaaliyeed ku leeyihiin hannaanka dowlad dhiska dalka.

๐‘ฎ๐’–๐’…๐’…๐’๐’๐’Ž๐’Š๐’š๐’‚๐’‰๐’‚ ๐’„๐’–๐’”๐’–๐’ƒ ๐’†๐’† ๐’๐’๐’ ๐’Ž๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’„๐’‚๐’‚๐’ƒ๐’‚๐’š ๐‘ฎ๐’๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ซ๐’‰๐’‚๐’๐’๐’Š๐’๐’š๐’‚๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ธ๐’‚๐’“๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐’‚๐’š๐’‚๐’‚ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ซ๐’‰๐’‚๐’๐’๐’Š๐’๐’š๐’‚๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฐ๐’”๐’ƒ๐’๐’๐’“๐’•๐’Š๐’ˆ๐’‚, waxaa ay u rajaynaysaa in uu si hagar laโ€™aan ah uga shaqeeyo hawlaha horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed iyo in Alle uu u fududeeyo masโ€™uuliyadda culus ee loo igmaday.

Scroll to Top
Abdikafi Mohamud Makaran
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.